X

Prof Maxamed Alabari oo ka naxay yasida Siilaanyo uu ku hayo reer Awdal”reer Boorama ayuu lahaa Samaroonka balaadhan”+tabashadii odayada+MUUQAAL

Minnesota 22 Nov 2014–Prof Maxamed Allabari oo dhawaan ka soo noqday deegaanada Awdal ayaa naxay yasida Siilaanyo kula kacay reer Awdal” reer Boorama ayuu lahaa mar uu idaacada ka hadlay iyadoo la ogyahay baaxada Samaroonku leyahay min Hargeysa agteeda ilaa Jabuuti ilaa Itoobiya. Dhinaca kale mar uu ka hadlay tabashadii odayada Awdal ayuu sheegay haddii wax laga qaban waayo in aan la hoos fadhiyayn oo laga tashan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.