X

Ku xigeenka C/raxmaan Ciro oo isna aqbalay in mooshin laga keenin gudoomiyihiisa+MUUQAAL

Hargeysa 22 Nov 2014–Ku xigeenka C/raxmaan Ciro ayaa isna aqbalay in aan mooshin ama kalsooni raadis laga keenin gudoomiyehiisa waxana dhex u noqday Siilanyo inadeerkii oo ay is hayeen C/raxmaan Ciro. Muranka beesha dhexe ayaa salka ku haya in jufooyinka beesha kala jiitaan maamulka beesha halka beelaha kale ay yihiin daawadayaal talo ku soo tuura.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.