09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland ayaa ka hadashay hub shiki weyn laga qabo oo la filayo in ay soo degsadeen maamulka Somaliland+MUUQAAL

WP_20150130_002Garoowe–Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hub shiki weyn laga qabo oo yaala dekedda Berbera ilaa haddana aan la ogeyn in maamulka Somaliland u qaybiyeen maleeshiyadooda. Hubkan ayaa si sharci daro ku yaala Berbera xadgudubna ka ah cunaqabataynta saran dalkoo dhan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS