25/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland inta u hartey Cabdiwelli Gaas oo laga cabsi qabo in uu dagaal ka dhaco: SAWIRO

Puntland inta u hartey Cabdiwelli Gaas oo laga cabsi qabo in uu dagaal ka dhaco kadib ciidamo daacad u ah siyaasi C/samed Maxamed Gallan  la hadal hayo inay kusoo wajahan yihiin wadada laamiga ah ee aaga degmada Carmo.

Maalmaha soo socda ayaana lagu wadaa in ay la wareegan Amaanka Guud ee Magaalada  Boosaso iyadona cabsi weyn ay qabaan shacabka ku nool deegaanada Puntland.

Ciidamadan oo ku labisan dariiska ciidanka ayaa in muddo ah waxa ay ku sugnaayeen nawaaxiga deegaanka Timirshe halkaas oo tababaro uga socday.

Gallan oo ah siyaasi siweyn udhaliilsan siyaasada madaxweyne Gaas ayaa horay usheegay inuu dib u unki doono Puntland ka duwan midii hore.

1 2

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS