Xaabsade ayaa ku qarxiyay Puntland sheegayna in Puntland markii la dhisay ay ka baqi jireen Isaaq iyo Hawiye maantana aan biyo loo kabanayn oo macnaheedu yahay in hal beel ku hartey. Xaabsade ayaa ka Hadlayay shirka wadatashiga. Mar lagu buuqay ayaa la aamusiiyay dadka loona sheegay in ay xor u yihiin fikirkooda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay