19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo beenisay in ay wadahadal u socdaan Muuse Biixi

Puntland ayaa beenisay in  wadahadal u socdaan Muuse Biixi. Warkan ayaa imaanaya xilli masuul ka tirsan Somaliland uu sheegay inuu socdo wadahadal. Masuulkaas oo ah Sacad Cali Shire. Afhayeenka Punltand ayaa sheegay in ayna waxba ka jirin warkaas.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=6t5-irC4SrM[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS