20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo ciidan cusub gaysay furinta Tukaraq

Puntland ayaa ciidan cusub gaysay furinta Tukaraq halkaas oo ay u tafaxaydatay sidii ay dhulkeeda uga xoreyn lahayd Muuse Biixi oo barakiciyay dadkii deganaa tuulada iyo kuwa ku dhow.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la hadlay ciidanka ayaa sheegay in ay ujeedkoodu yihiin inay difaacaan dhulka Puntland.




https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1792261307521307/?t=60




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS