01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo ciidankii ugu badnaa keentay aaga gobolka Sool iyo taliye la diley

Puntland ayaa ciidankii ugu badnaa keentay aaga gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan Jeegaanta Muuse Biixi iyo taageereyaashiisa Dhulbahante ayadoo Puntland dishey taliye marna la jooga marna ka maqan oo ku sugnaa Taleex.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vDdq1rAzSfQ[/embedyt]




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS