13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo dawlada dhexe ka dalbatey in shirarka siyaasada laga qaybgeliyo

Maamulka Puntland ayaa dalbatey in laga qaybgeliyo shirarka siyaasada ee iyada quseeya. Puntland ayaa sidoo kale sheegtay in inta nidaamka qabaliga ah ee federaalka la dhamaystirayo laga wada hadlo sidii wax loo wadaagi lahaa.



”Wax kasta oo quseeya maamul goboleedyada waa in Puntland ka mid noqotaa shirarkaas sida midka la sheegayo inuu u dhaxayn doono maamulka Somaliland iyo dawlada dhexe.

Nidaamka dalka hadda u yaal ayaa ah jacbur ay soo dhoodhoobeen gaalo ayagoo daaqada ka saaray dastuurkii dalka u yaalay ee dadku u codeeyeen.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS