X

Puntland oo fududeysay isu socodka gobolka Sool iyo wararkii y dambeeyay ee Tukaraq

Puntland ayaa fududeysay isu socodka gobolka Sool kadib markii ciidan ka socda Somaliland ay weerar gaadmo ah ku qaadeen tuulada Tukaraq ee ka tirsan gobolka Sool.



Wararkii u dambeeyay ee Tukaraq ka imanaya ayaa sheegaya in ciidamada labada dhinac isku hor fadhiyaan tuulooyin teedsan laamiga oo qolo kasta gurmad keenayso.

Wuxuu sheegay dhinacyo badan iyaga oo wax ka eegaya in ay ka laabteen go’aankoodii hore, oo ay ka mid yihiin in ay u turaan shacabka Soomaaliyeed, ee isticmaalaya wadada xiriirisa Laas-caanood iyo Garoowe.



Dawlada Somaliya ayaa ku baaqdey in la joojiyo colaada u dhaxaysa labada maamul ayadoo siyaasiyiinta ka soo jeeda Dhulbahante ay kolba dhinac ku jiraan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.