Puntland ayaa gubtey qaad laga soo geliyay dhinaca Somaliland. Waxa ay sheegeen in Qaadkaasi uu si sharci darro ah loo soo galiyay Puntland, kadib markii xogtiisa heleen.
Ciidamada Ammaanka ee Boosaaso waxa ay xaqiijiyeen in Qaadkaan in Puntland lagasoo galiyay dhinaca Soomaaliland. Waxaa Qaadkaan uu u rarnaa ganacsato Puntland ah oo doonayay inay si qarsoodi ah kusoo galiyaan gudaha magaalada Boosaaso, iyagoo ka cararay in la canshuuro sidda ay xaqiijiyeen ciidamada Ammaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay