12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo ka qaylidey lacag oo qaybiyay maamul jufeedyada

Puntland ayaa ka qaylidey lacag oo qaybiyay maamul jufeedyada. Lacagtaas ayaa ahayd mid loogu talogalay abaaraha oo aan la garanayn cida lagu aaminey.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS