X

Puntland oo ku dhawaaqdey xilliga la qabanayo doorashada madaxa maamulka

Puntland ayaa ku dhawaaqdey xilliga la qabanayo doorashada madaxa maamulka iyo ku xigeenkiisa. Cod lagu ansixiyay isla arintaas ayaa ka dhacdey xarunta Puntland ee Garoowe.


Maamulada dalka ka jira ayaan haba yaraatee wax horumara ku soo kordhin goobaha ay ka taliyaan ayadoo lacagta intood badan ay ku baxdo musuqmaasuq iyo tiro xad dhaafa oo loogu magacdaray xildhibaano.


Doorashada madaxa Puntland ayaa la iclaamiyay inay dhacayso sideeda (8) bisha koowaad ee sanadka soo socda halka xildhibaanada la kala diri doono bisha sagaalaad ee sanadkan.

Waxa ghoobo badan oo ka tirsan Puntland ka socda ololaha doorashada. Waxa inta badan badiya qofka ugu lacagta badan iyo sida jufooyinku isku bahaystaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.