23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo markii ugu horeysay yeelatay sanduuq dhaqaale loogu ururiyo iyo shuruudaha lagu furey

Madaxweynaha Puntland ayaa daaha ka rogey sanduuq dhaqaale oo loogu ururinayo deegaanada Puntland qaar sida Mudug. Cabdiwelli Gaas ayaa ka hadlay faaiidada sanduuqan isahgoo sheegay in ay dalka oo dhan faaiido u tahay. Waxa goobta laga akhriyay qodobada loogu talogalay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM