16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waftigii labadii R/w ee hore ee Somaliya oo gaaray Gaalkacayo iyagoo hore ula kulmey Gaas iyo ujeedada: SAWIRO

Madaxweynaha Puntland C/welli Gaas ayaa kulan la aqaatay laba raiisal wasaare hore oo ay ka mid yihiin Cali Maxamed Geedi iyo C/welli Sh Axmed iyo xubno ka tirsan beelaha Hawiye iyadoo ujeedada lagu sheegay in lagu casuumay ka soo qaybgalka garoonka Garoowe.

Puntland ayaa dhisaysa laba Garoon oo ay ka yeelaan doonaan Boosaaso iyo Garoowe oo ay ka caawinayaan shirkad Shiine ah. Warar hore ayaa sheegayay in ay jirto xulafo ka dhana Xasan Sheekh.

IMG_1937[1] IMG_1937-1[1] IMG_1946-1[1] IMG_1947[1] IMG_1955[1] IMG_1978[1]

IMG_1947[1]IMG_1946-1[1]IMG_1937[1]IMG_1978[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS