Puntland ayaa soo bandhigtey hub ay ka qabsatey maamulka Somaliland ee Muuse Biixi. Dagaal sadex jihood ah oo ka dhacay aaga Tukaraq ayaa ciidanka Puntland guulo ka sheegteen.
Ila hadda ma jirto ilo madax banana oo sheegaya halka labada ciidan kala joogaan waxase cad in Puntland hore u socotey qabsadeena ciidan u dagaalamaya Muuse Biixi.
Hadaba Puntland ayaa soo basndhigtey gaadiid dagaal oo kuwa Somaliland ka carareen oo ay qabsadeen. Waxa jira khasaare labada dhinacba inkastoo aan la ogaan Karin khasaaraha rasmiga ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay