X

Puntland oo soo kordhisay ciidanka ku soo wajahan Sool: SAWIRO

Puntland ayaa soo kordhisay ciidanka ku soo wajahan Sool si ay uga faramaroojaan maamulka Somaliland oo ay taageersan yihiin Dhulbahante badan oo diidan Puntland.


Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadaas ay ka yimaadeen Magalada Khardho ee Gobolka Bari,isla markaana ay ku biirayaan ciidamada Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka.


Maaha markii ugu horeysay ee Puntland ay kordhiso ciidankeena ayadoo Muuse Biixi fariin u soo direy uu ku leeyahay Ingiriis dhulkii uu dhaxal ii siiyay ayaa ku socdaa.

Dadka Somalida ayaa aad uga xumaadey dagaalka lagu daadiyay dhiig Muslima oo qaaliya.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.