Maamulka Puntland oo ay ka guureen ehelada Caasha Ilyaas oo ahayd gabadh yar oo inta la kufsadey hadana jirkeeda la jarjaray, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay soo idlaatey kiiskaas dacwadii ku saabsanayd.
Masuul u hadley naxkamada ayaa sheegay in hadda gobolka uu soo gaaray dhiigii laga qaaday ragga qaar maadaama baarista dhiiga hidaha ayna jirin Puntland sidaaana ay ku timi daahid in kiiska maxkamada la keeno.
Waxa masuulkaas u hadley maxkamada uu sheegay in dhawaan la bilaabo doono kiiskaas maadaama wixii loo baahnaa la wada hayo. Waa dhacdadii ugu foolxumayd ee ka dhacda caro Somaliyeed oo loo gaysto gabadh aad u yar. Dadka loo haysto ayaa lagu sheegay ilaa 10 qof.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay