November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Puntland oo wafdi u dirtey geeridii gudoomiyhii barlamaanka Jabuuti Idris Arnaud Cali+MUUQAAL

WP_20150213_017Garoowe–Puntland ayaa u dirty wafdi geerida gudoomiyihii barlamaanka Jabuuti ee xalay si lama filaana u geeriyooday. Madaxweynaha Puntland oo manta ka soo laabtey Itoobiya oo uu dhowr jeer ku noqnoqdey sheegay in ay ka wada hadleen dhinaca argagixisada shabaab.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS