13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo war ka soo saartey shirkii wadatashiga doorashada

Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray shirkii wadatashiga doorashada ee ka socday Muqdisho halkaas oo Puntland rabtey in deegaan wax lagu qaybsado iyadoo filaysa in ay kuraas badan helayaan. Afhayeen u hadlay maamulka Puntland ayaa la hadlay saxaafada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS