November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Puntland oo xabsiga dhigtey nin ku gafey rasuulkeena SCW: MAQAL

Puntland ayaa xabsiga dhigtey nin ku gafey rasuulkeena (SCW). Kadib kulan dhexmaray Masuuliyiinta Wasaarada amniga Maamulka Galmudug iyo Wasaarada Arrimaha diinta iyo Awqaafta ee Maamulkaas ayaa waxaa la amray in lasoo xiro Mid kamid ah Culumada Gobolka Mudug,



Ninkan oo lagu magacaabo Shiikh Cabdi Wali Afyare Cali ayaa lagu heestaa Muuqaalo lagu faafiyay Baraha bulshada oo aad looga naxay.

Muuqaalka ayaa muujinaya Sawirka qof lagu sheegay Xabiibkeena Muxamed NNKH kaasi oo dad badan ooSomaliyeed ka cadheysiisay.




Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS