Qaadleyda Kiiniya ayaa amray dawladooda inay fasaxaan duulimadyada aadaya Somaliya halkaas oo ay geyn jireen qaad qiimahiisu gaarayo 150 Milyan oo doolar maalintii. Dhawaan ayaa madaarka Kiiniya laga celiyay qaad qiimuhiisu gaaarayay 2 milyan oo doolar.
”Kiiniya ayaa khasaare joogta oo maalintii khasaaraysa 150 milyan oo doolar ayuu yiri gudoomiyaha qaadleyda Kiiniya. Halaga hadlo sidii xiriirka loo soo celin lahaa ee yaan laga hadlin sidii loo sii xumeyn lahaa ayuu raaciyay.
Kiiniya ayaa 11-kii bishan si bilaa ogeysiis ah joojisay duulimaadyada ka imaanayay Muqdisho kadib markii usbuuc kahor ay sheegeen inay raali ka yihiin xiriirka la soo celiyay.
C/llaahi WArhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay