22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka mida dadweynaha Awdal oo cadho ka muujiyay beeshii xalay isku camirtey saami qaybsiga: ARAG

Qaar ka mida dadweynaha Awdal ayaa ka jawaabay saami qaybsi ay xalay xildhibaanada beesha dhexe isku camireen oo reer Awdal siinayay 13 kursi kaliya halka iyaguna qaadan doonaan mid 60 kursi. Waxay fariin kale u direen C/raxmaan Ciro oo ay ku sheegeen in aanu cod-dambe ugu iman Awdal. Ma sheegin cida ay ugu ridayaan ma Faysal Waraabaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM