X

Qaar ka mida haweenka ku Jira barlamaanka Somaliya oo baaq nabadeed ka direy colaada Gaalkacayo

Qaar ka mida haweenka Somaliya ayaa baaq nabaded ka direy colaada dad Somaliyeed ka qixisey guryihii ay ku noolaayeen. Haweenkan ayaa sheegay in caqligu shaqeeyo oo arinta sideg dega loogu soo dabaalo nabad.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.