X

Maxaabiis lagu kala qabsaday dagaalkii Gaalkacayo oo laysku celiyay iyo heshiis hordhac oo la gaaray+Xasan Sheekh

Heshiis hordhaca oo laga dagaalkii Gaalkacayo oo ay ku suagn yihiin madax ka tirsan Somalida oo uu ka mid yahay raiisal wasaaraha. Kulan ka dhacay labada qaybood ayaa lagu gaaray in marka hore la soo daayo wixii maxaabiis ah ee la kala haysto. Dhinaca kale waxa fariin u direy labada dhinac Xasan SHEEKH oo sheegay in buuqa laga daayo dadka.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.