X

Qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha oo qudbadooda bilaabay

Waxa maanta bilaabantey khudbadaha qaar ka mida musharixiinta u tartamaya jagada madaxweynaha Somaliya oo ahayd in Xasan fadhiid soo diyaariyo sanadki hore.



Nasiib daro dadka khudbaynaya ayaan lahayn khibrad siyaasadeed iyo mid lagu maamulo dalka, xataa ayna kala aqoon dadka Somalida.



Doorashadan ayaa noqonaysa tii ugu xumeyd oo ay soo fadhiistaan dadkii ugu tayada xumaa ee Somali soo mara lamana filayo in ay ka soo dhex baxaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.