X

Masar oo u soo baxdey ciyaarta kama dambeysa kadib ciyaartii caawa

Ciyaaraha xulalka Afrika ee ka socda dalkaasi Gabon ayaa maraya gabagabo waxana caawa ciyaaraha qaybta afar isku hadhka ciyaaraya xulalka Masar iyo Burkina faso halkaas oo Masar garaacday Burkina faso.



Ciyaartan oo bilaabantey10 habeenimo saacada Somaliya ayaa ku soo dhamaatey 1 iyo 1 waxana lagu kala baxay rigooreyaal halkaas oo Masar guushu ku raacdey.

Waxa habeen dambe daawaha saaran Kamaruun iyo Gaana oo ah ciyaar xiise leh.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.