November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Qaar ka mida odayada reer Dudub (Samaroon) oo sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen Suldaan Wabar+MUUQAAL

WP_20150214_016Quljeed–Qaar ka tirsan odayada beesha reer Dudub (Samaroon) oo shir jaraaid ku qabtey Quljeed ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen suldaan Wabar oo hogaamiye ka tiran kacdoonka reer Adal. Dadka badankiisa ayaa qaba in shilimaadkii Siilaanyo si fiican u shaqaynayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS