X

Qaar ka mida qurbajoogta Harawa oo booqdey dawlad deegaanka Somalida iyo casho sharaf loo sameeyay+MUUQAAL

Jigjiga 07 Jan 2015–Qaar ka mida qurbajoogta reer Harawa oo booqdey dawlad deegaanka Somalida Itoobiya halkaas oo casho sharaf loogu sameeyay ay ka qaybgaleen madaxweyne ku xigeenka dawlad deegaanka Mowliid Haayir ahna wasiirka waxbarashada, wasiirka qurbajoogta Cabdi Barre Macalin iyo wasiirka ka hortaga masiibooyinka Maxam Daahir.

Qurbajoogta oo Ingiriiska ka tagtey ayaa sheegay in ay maalgashanayaan waxbarashada iyo beeraha ayna ku xidhi doonaan waxbarashada qaar ka mida jaamacadaha Ingiriiska.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.