24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka mida qurbajoogta Holland oo cambaareeyay xasuuqii ciidanka Siilaanyo ka gaysteen garoonka Boorama

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen qaar ka mida Qurbajoogta Somaliyeed ee ku nool Holland ayaa si xooga loogu cambaareeyay xasuuqii ciidanka ka gaysteen garoonka Boorama halkaas oo ay ku dileen dhalinyar kadib markay rasaasta hoosta ugu dhigeen. Ilaa hadda ma jirto cid loo qabtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM