November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Qaar ka tirsan beesha Samaroon ee Gabiley oo sheegay in ay iyagu aasaaseen xisbiga Kulmiye taageerayna Suldaan Samatar

Qaar ka tirsan beesha Samaroon ee Gabiley ayaa sheegay in ay iyagu aasaaseen xisbiga Kulmiye taageerana u muujiyay hadalkii  Suldaan Ibrahim Samatar. Waxay sheegeen in ay ku jirayaan xisbiga Muuse Biixi ee xaqirey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS