12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama oo lagu soo dhibey banaanbax taageero

Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa dibeda loo soo saaray si ay taageeraan shirkada DP World oo aan ogeynba. Dadka magaalada Boorama ayaan habayaratee waxba ka faaiideyn heshiiska u dhexeeya shirkada hadda la madnuucay iyo maamulka Muuse Biixi.

Waxa dadkan dibeda u soo saaray siyaasiyiinta Kulmiye. Waxa cajiiba in xitaa magaalada Berbera uuna ka jirin taageero sidan loo soo ababulo iyo Hargeysaba.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Jmu3wVm-hrs[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS