12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa oo fikirkooda ka dhiibtey wadahadalada: MAQAL

Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa ayaa fikirkooda ka dhiibtey wadahadalada loo furey ee u dhexeeya Muuse Biixi iyo Farmaajo. Qaar ayaa qaba in faraha laga qaado.



Hoos ka daawo



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS