08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa oo wax laga waydiiyay la safasho aan loo ogeyn oo lala saftey Sucuudiga

Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa oo wax laga waydiiyay la safasho aan loo ogeyn oo maamulka Somaliland la saftey Sucuudiga. Dadka qaar ayaa ka qaylinaya oo sheegay in kuwa aan la safan ay ka jecelyihiin.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS