13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan dadweynaha reer Boorama oo fikirkooda ka dhiibtey badhasaabkii Siilaanyo ee la bedelay iyo kan cusub+MUUQAAL

WP_20150209_003Boorama-Araabinews–Qaar ka tirsan dadweynaha reer Boorama ayaa fikirkooda ka dhiibtey badhasaabkii Siilaanyo u fadhiyay Awdal ee la bedelay iyo kan cusub oo ay u muuqdaan in ayna waxba ka ogeyn. Siilanyo ayaa basaas cusub u magacaabay Borama iyadoo ay jiraan boqolaal reer Awdala oo bilaa camala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS