23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan dadweynaha reer Boorama oo ka cawdey xafiis diiwaangelin oo wali xiran

Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa ka cabanaya xafiiska diiwaangelinta magaalada oo xiran xilli diiwaangelintu ka bilaabantey Burco. Ramaax ayaa sheegay in Gobolku diyaar u yahay inkastoo xafiiskii gobolku albaabada laysugu dhiftey oo a xirey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS