X

Qaar ka tirsan dhalinyarada Boorama oo hambalyo u diray gudoomiyaha ururka Sonyo+MUUQAAL

Boorama–Qaar ka tirsan dhalinyarada reer Boorama ayaa hambalyo u diray gudoomiyaha cusub ee ururka Sonyo sheegayna in hadda wax lawada leeyahay iyadoo ururo badan oo sheegta magacyada dhalinyarada lagaga qaraabto Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.