12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan dhalinyarada Boorama oo ka calaacay sida Muuse Biixi ula dhaqmey

Qaar ka tirsan dhalinyarada Boorama ayaa ka calaacay sida Muuse Biixi u qadiyay. Dhalinta qaar ayaa sheegay inayna seexan sidii ay cod ugu raadin lahaayeen Muuse Biixi oo hadda ay calaacaleen siduu ula dhaqmey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8QJhGBKmDYM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS