Boorama–Shalay ayay ahayd markii Siilaanyo warqad loo soo qorey oo ilaa hadda aan la garanayn cida qortey ee soo diyaarisay uu ka hor akhriyay golaha fadhiidka ah ee aan la garanayn shaqada uu qabto. Hadaba xisbiyada qaar taageersan ayaa soo dhaweeyay khudbadaas bilaa suaalaha ah halka kuwa kalana leeyihiin nama khuseyso.
Waxase kuu muuqata in ay ku xiran tahay cida aad ka tirsan tahay.Dhalinta reer Boorama ayaa gabi ahaanba iswaydiin waxa Siilaanyo u soo hor fadhiisan waayay golaha ama shir jaraaid u qabanwaayay si loo ogaado in uu ka jawaabi karo suaalaha qaar. Suaalaha ugu weyn ayaa ah yaa maamula gonbolkan la baxay Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay