24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan salaadiinta Awdal oo hadda cambaareeyay weerarkii Lughaya

Qaar ka tirsan salaadiinta gobolka Awdal qaasatan beesha Maxadcase ayaa hadda cambaareeyay weerarkii Arbacadii lagu qaaday usbuucii hore deegaanka Samawanaag ee ka tirsan degmada Lughaya ee gobolka Awdal halkaas oo weerarkaa loo hayo oday dhaqameedyo ka soo jeeda Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS