X

Qaar ka tirsan salaadiinta gobolka Awdal oo qaylodhaan ka direy abaaraha jira iyo siyaasiyiinta gobolka oo seexday

Qaar ka tirsan salaadiinta gobolada Awdal ayaa qaylodhaan ka direy abaaraha baryahanba haystey gobolka iyadoo fadhiidnimo ay ku timi siyaasiyiinta sheegta in ay gobolka matalaan oo aan wax dhaqdhaqaaqa u samayn sidii ay caawimo uga soo qaadi lahaayeen maamulka Hargeysa ee la isku yiraa magaca Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.