X

Dadka la haybsooco ee degan gobolka Awdal oo loo furey tababar ku saabsan xaquuqdooda

Dalada la yiraa VOSOMWo ee gobolka Awdal ayaa u furtey tababar dadka la haybsooco ee degan magaalada Boorama. Dadka ka hadley ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyinka haysta iyo sida ay raadsan karaan xaqooda iyagoo guubaabo u direy maamulka jira in ay la socdaan dadkan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.