22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan shacabka reer Boorama oo ka hadlay xushmad xumadii salaadiintu kala soo hoydeen Hargeysa iyo dareenkooda

Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa sheegay in ay hore u ogaayeen in xushmad xumada taala Hargeysa laakiin hagid ka waayay salaadiinta. Dadweynaha qaar ka hadlay sida argagixisada aas qaran loogu sameeyo Hargeysa kuwa reer Awdal ee la tuhmayanaay kala jiitaan Hargeysa iyo Jabuuti. Way u qaafan waayay wajigabixii ay salaadiintu kala soo kulmeen Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM