Qaar ka tirsan dadweynaha ku nool Gabiley ayaa si xoogleh u taageeray Muuse Biixi kuna farxay wasiirada is casilay..waxay sheegeen in Muuse Biixi iyaga u yahay halyay soona halgamay waxayna kuwa tagey ku sheegeen kuwo dabadhilif ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM