X

Qaar ka tirsan taageerayasha Muuse Biixi ee Gabiley oo ku farxay wasiirada is casilay

Qaar ka tirsan dadweynaha ku nool Gabiley ayaa si xoogleh u taageeray Muuse Biixi kuna farxay wasiirada is casilay..waxay sheegeen in Muuse Biixi iyaga u yahay halyay soona halgamay waxayna kuwa tagey ku sheegeen kuwo dabadhilif ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.