Iyadoo ay soo afjarantay doorashada ku dhowaad kala bar xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la helay faahfaahin ku saabsan beelaha ay ka soo jeedaan.
Xubnaha Aqalka sare kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gebi ahaantoodba ah kuwo laga soo xulay beelaha Digil iyo Mirifle, waxayna noqdeen kuwa ugu khibrada yar ilaa iminka senatorada la doortay taasoo ay kala mid yihiin maamulka Jubbaland.
Hoos ka Aqriso Magacada & Beelaha ay kasoo jeedaan Senatora-da Koonfur Galbeed:
C/kaafi Macallin Xassan (Digil – Garre)
2-Samsam Ibraahin Ali (Digil – Jiido)
3-Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle – Hadamo)
4-Aadan Cabdi Aadan (Mirifle – Laysaan)
5-Ilyaas Cali Xasan (Mirifle – Eelaay)
6-Timiro Maxamed Ali (Mirifle-Yaladle
7-Xuseen Cali Xaaji (Dir – Biyomaal)
8- Cabdullaahi Cabdi Garruun (Mirifle – Geeladle)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay