Qabqable dagaal oo hub ku haysta Muqdisho AYAA loo sheegay in uu hubka dhigo. Axmed Daaci oo Hawiye (Abgaal) ah ayaa hub sharci daro ah ku haysta Muqdisho hubkaan oo ah kii dawladii hore ee qaranka iyo mid Itoobiya ay ku wiiqaysay dawladihii ku meelgaadhka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa diidan in dad aan ciidan ahayn ay hub ku haystaan Muqdisho hubkaas oo amaanka lagu khalkhal geliyo laguna haysto guryo dadkii laha maqan yihiin.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay