X

Qabyaalad ka taagan idaacadihii qaranka ee radiyo Muqdisho iyo radiyo Hargeysa

Qabyaalad ka taagan idaacadihii qaranka ee radiyo Muqdisho iyo radiyo Hargeysa. Sidii burburku u dhacay ayaa hantidii qaranku u gacan gashay shaqsiyaad kuwaas oo ugu takrifala sidey jecelyihiin.

Idaacadahan ayaa isku magacaabay kuwa qaran inkastoo mid ka mida faafiyo qabyaalad iyo xumaato iyo iskudirka ummada Somaliyeed halka kan radiyo Muqdisho oo lagu yaqaan idaacad qaran ay hadda noqotey idaacad haljufo maamusho xataa wasiirada soo mara ee la magacaabo ay hal juifo yihiin mid mooyaane.

Wariye ka shaqeeya idaacada Muqdisho ayaa ka cawdey halka jufo ee idaacada qayb kasta haysta ayadoo farsamada ay yaqaanaan ay yartahay xilli idaacadaha aduunku ay ka shaqeeyaan dad xirfad u leh shaqada.

Idaacada radiyo Hargeysa ayaa iyadna hal jufo iska maamushaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.