X

Qadar oo dawlada Farmaajo ugu deeqaysa lacago farabadan xilli xifaaltan jiro

Qadar ayaa dawlada Farmaajo ugu deeqaysa lacago farabadan xilli xifaaltan jiro. Qadar ayaa taageerta qaar ka mida urur diimeedyada Somaliya, Siiriya, Ciraaq iyo Liibiya.



Xiriirka QAdar, Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa xun maadaama ay kala raacsan yihiin laba urur diimeed oo khatar ku ah caalamka muslimka waana urur diimeedka Akhwaanka iyo Daacish/Salafi/Wahaabiya oo Sucuudigu taageero.

admin:

This website uses cookies.