Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa markale heshay qalab caafimaad oo ay lacagteeda bixisay dawlada Talyaaniga ayna soo iibiyeena ururka caafimaadka aduunka ee xagjir Taram u hanjabay inuu Ka jarayo lacagta.
Masuuliyiin katirsan wasaarada caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa la wareegay qalabkan loogu tala galay in lagu baaro cudurka Kooro oo dhowr kiisĀ laga helay gudaha Soomaaliya .
Wasaarada caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in gudaha Soomaaliya hada kadib lagu baarayo Cudurka Kooro waxaana markii hore baaritaanka cudurkan loo diri jiray dalka Kiiniya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay